Shir looga hadlayo Amniga Doorashooyinka Dalka oo ka soconaya Muqdisho (Sawirro)

Taliyaha Ciidamadda Booliska Dowladda Puntland S/guuto Cabdi Xasan Xuseen ayaa ka qeybgalay shir muhiim ah oo looga hadlayo sugidda Amniga Doorashooyinka Soomaaliya, kaas oo maalintii labaad ka soconaya magaalada Muqdisho.

Shirka oo ay sidoo kale ka qeybgalayaan Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya, Taliyaha Booliska AMISOM, Saraakiil Boolis ah iyo khuburo dhanka Amniga ah oo ka socota Beesha Caalamka ayaa si gaar ah diiradda lagu saaraya sidii looga wada shaqeyn lahaa sugida Amniga Doorashooyinka.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading