Shir looga hadlayo la-dagaalanka Argagixisada oo Boosaaso lagu qabtay (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Bari Ahna Guddoomiyaha Guddiga Nabadgalyada Gobolka Bari Mudane Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta shir Guddoomiyay shirka Amniga Gobolka Bari.

Shirkan oo si Todobaadle ah u dhaca ayaa waxa looga hadlay maanta xoojinta amniga guud ee gobalka, la dagaalkan kooxaha nabad diidka ah ee Shabaab Iyo Daacish, ka hortaga shilalka baaburta iyo Xakameeynta dareewalada gadiidka.

Shirka ayaa waxa ka soo qeyb galay dhammaan guddiga nabad galyada Gobolka Bari.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading