Shir looga hadlayo la-dagaalanka Argagixisada oo ka dhacay Gaalkacyo (Sawirro)

Gudoomiyaha Gobolka Mudug, Abdiladiif Muuse Nuur, ayaa shir gudoomiyey Shirka Amniga Gobolka Mudug, kaas oo todobaadkan looga hadlay xaaladihii udanbeeyey ee Gobolka Mudug iyo Deegaanadiisa, warbixinada Laamaha Amniga iyo adkaynta ladagaalanka Argagixisada .

Shirkan ayaa waxaa goob joog ahaa Gudoomiye ku Xigeenka Gobolka Mudug Maxamed Xasan Waloore, Duqa Degmada Gaalkacyo Maxamud Cabdinuur, Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug Muumin Cabdi shire.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading