Shir looga hadlayo xoojinta Amniga oo lagu qabtay magaalada Boosaaso (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Bari Ahna Guddoomiyaha Guddiga Nabadgalyada Gobolka Bari Mudane Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa maanta shir Guddoomiyay shirka Amniga Gobolka Bari.

Shirkan ayaa waxa looga hadlay xoojinta amniga guud ee gobalka, la dagaalkan kooxaha nabad diidka ah ee Shabaab Iyo Daacish, iyo sugida amniga Doorashooyinka.

Shirka ayaa waxa ka soo qeyb galay wasiirka wasaarada Dekedaha Dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdi Cismaan Majiino, Iyo dhammaan guddiga nabad galyada Gobolka Bari.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading