Garowe,waxaa Maanta oo ah Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda ka furmay Shirweynihi Labaad ee PDRC oo Sanadkan looga hadlayo doorka Saxaafadda ee Nabadda iyo Colaadaha.
Madaxweynaha Dowlada Puntland,ayaa furay Shirka oo ay kasoo qaybgaleen Horweynta Bulshada Somaliyed iyo BC.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.