Shir u dhexeeya Madaxda Dowladaha xubnaha ka ah DFS ayaa goor-dhaweyd ka furmay Hotelka Airport oo ku yaalla xeyndaabka Garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Shirka oo ay goobjoog yihiin Madaxweynayaasha Puntland, Jubbaland, Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle, ayaa looga hadlayaa xaaladda uu dalku marayo, gaar ahaan arrimaha Doorashada iyo xal u helista caqabadaha hortaagan qabsoomida Shirkii loo balansanaa ee doorashada.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.