Shir Udhaxeeya W.Arimaha gudaha iyo Dowladaha Hoose Puntland Oo Garowe ka furmay

Magaalada Garowe,waxaa ka bilawday Shir Wada xaajood oo udhaxeeya Dowladda Dhexe iyo Dowladaha hoose Puntland.

Shirkan waxaa wax layska waydiinayaa horumarka la gaaray iyo shaqooyin la qabtay ee Mashruuca horumarinta Degmooyinka Puntland ee JPLG,waxaana kasoo qaybgalay dhawr Wasaaradood ka mid ah Xukuumada Puntland.

Kasmaal media.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading