Shirka Billaha ah Ee Amniga Jubaland oo qabsoomay

Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Dowlada Jubbaland Maxamuud Sayid Aaden,ayaa shir gudoomiyay shirka billaha ah ee amniga oo haatan ka socda xarunta madaxtooyada Jubbaland.

Shirka waxaa goobjoog ka ah saraakiisha ciidanka Jubbaland.

Shirkan,ayaa dhaca bil walba waxaana lagaga arrinsadaa qodobo ay ka mid yihiin…

1.Is badallada ku yimaada Amniga.
2.Horumarinta amniga deegaannada
3.Wada shaqaynta laamaha Amniga.

Dhawaan Jubaland waxay la wareegtay Deegaan muhiim u ahaa argagixisada Alshabaab,kaasoo lagu magacaabo Janaa Cabdalle.

Jibril Qoobey


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading