Shirka Caafimaadka Soomaaliya oo ka furmay magaalada Garoowe(Sawirro)

Shirka Caafimaadka Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland, kaas oo ay ka qeybgalayaan Wasiirada Caafimaadka DFS iyo Dowlad Gobaleedyada.

Shirka oo looga hadlayo Arrimaha Caafimaadka Dalka, gaar ahaan dib-u-eegista xaalada Caafimaad, waxaana marti-galisay Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Puntland Hon Jama Farah Hassan, ayaa sheegay in Shirka oo daba socda Shir ka dhacay magaalada Muqdisho Dec-2020, lagu gorfeyn doona marxalada Caafimaadka Dalka.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading