Shirka Golaha Wada-tashiga Qaran oo galay maalinkii labaad

Shirka Golaha Wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka ayaa galay maalinkii labaad waxaana ka qeybgalaya Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynayaasha Dowladaha xubnaha ka ah DFS.

Shirka oo ka soconaya Teendhada Afisyooni ayaa looga hadlayaa waxyaabaha ka hirgalay heshiiskii 27-May ee Doorashooyinka iyo dardar-gelinta shaqooyinka haray.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading