Shirka Golaha Wada-tashiga Qaranka ee Doorashooyinka oo goor-dhaweyd furmay (VIDEO)

Shirka Golaha Wada-tashiga Qaran ee Doorashooyinka ayaa goor-dhaweyd ka furmay Teendhada Afisyooni ee magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Shirka ayaa looga hadlayaa waxyaabaha ka qabsoomey heshiiskii 27-May ee Doorashooyinka iyo dardar-gelinta shaqooyinka haray.

Shirka oo uu shir-guddoominayo Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble, ayaa waxaa goobjoog ah Madaxweynayaasha Puntland H.E Said Abdullahi Deni, Jubbaland H.E Ahmed Mohamed Islaam, Galmudug Ahmed Abdi Kaarie, Koonfur Galbeed H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen. Sidook kale Madaxweynaha Hirshabelle Ali Gudlawe Hussein ayaa uga qeybgalay aalada ZOOM.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading