Garoowe: 18 July 2024: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor,ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay…
1.Amniga guud.
2.Doorashooyinka Goleyaasha deegaanka ee Garoowe , Dangoroyo iyo Godob-jiiraan ee dhacaya 23 July 2024.
3.Warbixin arrimaha Cadaaladda, arrimaha Deegaanka ,arrimaha Caafimaadka iyo qodobo kale .
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.