Garoowe: 26 December 2024: Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland lyaas Cismaan Lugatoor,ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland.
Kulanka,ayaa Todobaadkan looga hadlay……
1.Amniga Guud.
2.Dhacdooyinka Todobaadka.
3.Siyaasada Xeerarka iyo Hab-raacyada Maamulka shaqada iyo Shaqaalaha Puntland.
4.Dhagax dhiga Isbitaalka ugu weyn Puntland oo Garowe laga dhisayo.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.