Shirka Golaha Wasiirada Puntland Ee Khamiislaha oo qabsoomay

Garoowe : 25 July 2024 : Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay:-

1. Amniga Guud

2. Boggaadinta Doorashooyinkii Goleyaasha Deegaanka ee degmooyinka Garoowe, Dangoroyo iyo Godobjiiraan.

3. Warbixinta guddiga nabadeynta beelaha ku dagaalamay Mudug.

4. Xogta Caafimaadka Puntland iyo qodobo kale.

-DHAMMAAD-

-XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND-


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading