Shirka madaxda Qaranka oo la filayo in uu beri ka furmo magaalada Muqdisho

Waxaa la filayaa sida qorshaysan in maalinka beri ah uu furmo shirka Madaxda Somalida .
 
Shirkan waxaa iskugu imaandoona Madaxda Fadaraalka iyo Madaxda Dawladaha xubnaha ka ah dawlada Fadaraalka.
 
Shirkan ayaa ah mid muhiim sida ay noo xaqiijiyeen ilo ku dhaw dhaw qabanqaabada shirka.
 
Arimaha ugu muhiimsan ee kulanka beri furmi doona  looga xaajoon doono, ayaa waxaa ka mid ah :-
 
 
1. Abaaraha
2. Siyaasadda
3. Shirka London
4. Amniga
 
 
Kala soco wararkayaga danbe iyo furitaanka shirka.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading