Shirka Mucaaradka Puntland oo Garowe si rasmi ah uga furmay

Shirweynaha Mucaaradka Puntland,ayaa Saakay Garowe si rasmi ah uga furmay.

Halka Shirku ka furmay,waa mid ka mid ah Beeraha Dalxiiska Garowe oo lagu magacaabo (Aarlo Park).

Waxaa ka qaybgalaya Shirkan ku dhawaad 200-Ergo,waxaana lagu falan qayn doonaa 8-da Janaayo siday Doorasho xor iyo xalaal ah udhici lahayd.

Shirkan,waxaa bari taaraya Isimada Puntland oo diyaar u ah in ay xoojiyaan,waxii kasoo baxa.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading