Shirka wada shaqaynta Puntland iyo Galmudug oo furmay

Shirka wada shaqaynta Dowladaha Puntland iyo Galmudug,ayaa markale qabsoomay.

Shirka waxaa wada gudoominayay labada Wasiir ee amniga iyo arimaha gudaha,waxaana qayb ka ahaa saraakiisha amaanka,Maamulada Gobolada iyo Isuduwayaasha Wasaaradaha.

Shirkan waxuu muhiim u yahay amaanka Gobolka Mudug si gaar ah,iyadoo looga xaajoodo xaalada markaas taagan iyo wada shaqaynta guud.

Gaalkacyo isbadal amaan,ayaa ka muuqda marka laga soo tago dhacdooyin marmar dhaca.

Jibril Qoobey


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading