Shirka Xasan Shiikh iyo Madaxdii hore oo furmay

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay shir wadatashi ah oo ay wada qaadanayaan Madaxdii Hore iyo siyaasiyiinta dalka, kaas oo lagu gorfaynayo xaaladda dalka.

Arimaha ay sheegtay Villa Somaliya in looga xaajoonayo Shirka,ayaa kala ah…

1.Amniga.

2.Ciribtirka Khawaarijta.

3.Dib u eegista dastuurka.

4.Dimuqoraadiyeynta iyo doorashooyinka.

Maalinta koobaad Ajandaha kulanka Madaxdii hore iyo Madaxweyne Xasan Shiikh waxuu muujinayaa wada sheekaysi kaliya in uu dhacayo si guud ama kala warqaadasho.

 

Halkan ka akhriso Ajandaha:-

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading