Shir muhiim u ah Puntland oo ka furmay Garoowe (VIDEO)

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Faderalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland ayaa magaalada Garowe
Ku qabatay shirka isku xirka Xoojinta Xiriirka Gobaladda, Degmooyinka,Haayaddaha Dowladda, iyo Bahwadaagta Dowladda Puntland.

Shirkaan waxaa kasoo qeybgalay Guddoomiyaasha Degmooyinka Puntland, shaqaalaha Dowladda Hoose, Madax ka socotay Ha’yaddaha Dowladda Puntland iyo Bahwadaagta Dowladda Puntland.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Faderalka iyo Dimuqraadiyeynta DPL mudane Jubba Cali Nuur ayaa Shirka Daah furay wuxuu ka qayb galayaasha kula Dardaarmay inay si hufan uga Doodaan ujeedooyinka Shirkaan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading