Shirkada isgaarsiinta Itoobiya oo khasaaro weyn soo wajahay

Shirkada Isgaarsiinta ee Ethio Telecom (@ethiotelecom) ayaa 3-bilood ee udanbeeyay lumisay 1.9 Bilyan oo Birr, taasoo ay ugu wacan tahay colaadda ka taagan Dalkaas.

Adeeg usgaarsiineed kama jiro Deegaamada kala ah…

1.Waqooyiga Wello,

2.Waqooyiga Gonder

3.Guud ahaan Deegaanka Tigreega

4.Qaybo ka mid ah Deegaanka Canfarta.

Shirkada isgaarsiinta Itoobiya waa mid ka mid ah Ilaha dhaqaale ee Dowlada Dhexe.

Dalkaas kama jirto Shirkad gaar loo leeyahay oo isgaarsiineed.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading