Shirkada Wadaagsin oo noqotay mid ka mid ah Maalgashiga guulaystay Ee Somaliyed

Shirkad Somaliyed oo ay maalgashteen Dad Somaliyed oo gaaraya 700-Qof,ayay noqotay Shirkada Wadaagsin.

Wadaagsin kaliya mahan Shirkad Somaliyed ee waa mid guulaysatay oo tilmaan unoqon karta guulaha Somalidu ka gaartay Nolosha.

Waxaa soo jiidasho leh maalgashiga Shirkadan in aysan ahayn kaliya Adeeg sida kuwa isgaarsiinta ee ay tahay Maalgashi Dhuleed oo abuuraya horumar Deegaan.

Shirkan,waa kii 5-Aad oo ay yeeshaan Hantilayaasha,waxaana ka mid ahaa Qodobada horyaala….

1.Dib U doorashada Golaha Fulinta.

2.Sii socoshada dhismaha Wadada iyo Dekeda.

3.Heshiiska looga iibinayo qayb ka mid ah Saamiga Dekeda Shirkad Imaaraatiya.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading