Shirkii Afisyoone oo natiijo la’aan kusoo idlaaday maalinkii 2-aad

1. Shirkii Farmaajo waa diiday in Ajendaha laga hadlo

2. Madaxweynayaasha Deni iyo Madoobe waxay ku adkaysteen in loo dhamaado wadahadalada.

3. Galabta markii la is mari waayey waxaa lagu heshiiyey in Talaadada la isku soo laabto

4. Wadahadalada in la sii wado.

Rajadu waa in aan lakala caraabin,balse laysku soo laaban doono.

Beesha caalamka,ayaa Shirka isku haya dadaalkeeda,ayuuna ufashilmi waayay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading