Shirweynahii 6aad ee deegaanka iyo isbedelka Cimilada oo socdey muddo Labo cisho ah ,ayaa maanta soo dhammaaday.
Shirka,ayaa lagu gorfeyey arimo muhiim ah oo diiradda lagu saaray ilaalinta Deegaanka iyo Bulshada.
Shirka,ayaa laga soo saaray warmurtiyeed muujinaya xaaladda Deegaanku wajahayo oo ku saabsan isbedelka cimilada, caqabadaha iyo baaqyada khuburadii ka soo qayb gashay shirka ay ku biirisay bulshada.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.