Shirkii Dhuusamareeb oo goor dhiw furmaya

Shirku goor dhow,ayuu furmayaa,waxaana laga wada hadlayaa marka hore Ajandaha.

1.Qodobada laga doodayo.

2.Qodob walba Maalinta lagalayo

3.Goorta Shirku soo xirmayo oo lasoo gabagabaynayo.

Inta badan waxaa laysku raacsan yahay in doodu ku ekaato heshiiskii 17-Sep.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading