Shirkii khamiislaha Ee Xukuumada Puntland oo Bosaso ka dhacaya

Waxaa la filayaa in Bosaso uu ku qabsoomo shirkii khamiis laha ahaa ee Xukuumada Puntland.

Arimaha shirka looga hadli doono waxaa ka mid ah..

1.Xiriirka Dowlada Dhexe iyo Puntland.

2.Safarkii Madaxweynaha ee Kenya.

3.La dagaalanka Ayaxa.

4.Ka hortaga Cudurka Corona Virus.

5.Dib uhabaynta Ciidamada.

6.Dib udhiska Wadada Garowe iyo Bosaso.

Madaxweyne Deni,ayaa shir gudoomin doona fadhig beri hadii eebe idmo.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading