Shirkii Koonfurta iyo Bartamaha oo si rasmi ah ufashilmay

Si rasmi ah,ayuu ufashilmay Shirkii K&B ee Xasan Shiikh.

MW JL oo Shalay dib ugu laabtay Kusmaayo,ayaa sababtay fadhilka Shirka oo markii horaba PL ka maqnayd.

Axmed Madoobe,waxa uu ku dooday Laba Qodob oo kala ah…

1.PL,waa in la helaa ka hor intaan Doorasho Qof iyo Cod ah la aadin.

2.In uusan haysan Mudo xileed usaamixi kara gaarista go’aano masiiriya,maadaama  Sanadkii ku darsiga ah ee uu siiyay Baarlamaanka JL uu ku eg yahay Bisha Nov Sanadkan.

Qorshihii Xasan,ayaa sidaa ku fashilmay oo kala daatay.

Dad badan,ayaa qabay Xasan sidaan si ka wanaagsan in uuuhogaamin karay Wadanka.

Sidoo kale si ka asturan in uu ku gaari karay hankiisa iyo danihiisa dhaqaale,ayaa muuqata,balse uu hareer maray.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading