Shirkii Maaliyada Ee Dowlada dhexe iyo DG oo laysku mari la’a yahay

Kulankii Maanta ee wada xaajoodka Maaliyada Dowlada Fadaraalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah,waxuu kusoo gabagaboobay isfahan waa.

Laba maalmood oo dheeriya,ayaa lagu daray mudadii Shirka loogu talagalay.

Faraqa hada udhaxeeya waa Lacag 10-Milyan ah oo dhanka Dowlad Goboleedyadu leeyihiin Anaga hana soo raacdo.

Inkastoo Wasiirka Maaliyada Fadaraalku dadaal muujiyayay hadana maleh go’aan Siyaasadeed oo uu kaligii gaari karo,waxuuna wax walba kula laabanayaa Madaxweyne Xasan.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading