Video:-Shirkii madaxda Qaranka oo maalintiisii koobaad laga soo gabagabeeyay

Shirkan ayaa waxaa arimaha ugu muhiimsan waxaa kamid ahaa:-

 

 1. Abaaraha
2. Siyaasadda
3. Shirka London
4. Amniga.

Madaxwaynaha jamhuuriyadda fadaraalka,Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa furitaanka shirkan ka sheegay in waxa ugu weyn ee lagaga wada hadlayo ay tahay sugidda amniga qaranka, wuxuu madaxwayne Farmaajo cadeeyay muhiimadda ay leedahay in Soomaaliya ay yeelato hagista hawlaha ammaanka dalka.

Madaxwaynaha oo ka hadlayay qorshaha shirka London ayaa tilmaamay in dowladda dhexe iyo Dawladaha xubnaha ka ah dawlada Fadaraalka ay la tagayaan shirkaas wax ay ku midaysan yihiin, caalamkana ay tusayaan sida dadka Soomaaliyeed isugu duubanyihiin.

 

 

Shirkan ayaa la filayaa in uu beri soo gabagaboobo lagana soo saaro war murtiyeed,.hoos ka daawomuuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 

 

 

 

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading