Shirkii Turkiga Ee Somalida iyo Itoobiyaanka oo fashil kusoo idlaaday

Mar Labaad,ayuu soo xirmay Shirkii Somalida iyo Itoobiyaanka ee Turkidu dhexdhexaadinaysay.

Wararku,waxay sheegayaan in lagu heshiin waayay oo Itoobiyaanku diideen in ay ka laabtan isfahankii ay la galeen Somaliland,isla markaana cadeeyaaan in ay xushmaynayaan midnimada iyo Madaxbanaanida Dhuleed ee Somaliya.

Mar Sadexaad,ayaa loo balamay in kulan kale layskugu yimaado.iyadoon si toos ah aysan usku hor fariisan Labada wefti ee loo kala dabqaadayay.

 

Halkan ka akhriso:-


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading