Shirkii Wadatashiga Qaran oo furmay

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseyn Rooble,ayaa Guddoomiyay shirka Golaha Wadaatashiga Qaran oo ka furmay Muqdisho.

ShirKaas,ayaa diiradda lagu saarayaa arimo ay ka mid yihiin….

1.Amniga

2.Dardargelinta doorashooyinka

3.Daahfurnaanta iyo jaangoynta xilliga la soo gabagabeynayo doorashada Golaha Shacabka BFS.

Shirka waxaa ka qaybgalaya Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada iyo Gudoomiyaga Gobolka Banaadir.

Waxaa la filayaa in uu soo gabagaboobo maalmaha soo socda.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading