Garoowe: 26 November 2022: Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash,ayaa Daah-furay Shirweynaha 6-aad ee Dallada Daneeyayaasha aan Dowliga ahayn ee PUNSAA.

Shirweynaha Bulshada rayidka ah,ayaa soconaya Mudo Labo Maalmood ah.
Sida qorshuhu yahay,waxaa lagu dooran doonaa Gudoon cusub oo ay yeeshaan Bulshada rayidka ah ee Puntland.

Gudoomiyihii hore ee soo hogaaminayay Bulshada rayidka ah Sanadihii udanbeeyay,ayaan dib usharaxnayn.

Bulshada rayid waxay door ku leedahay Siyaasada,horumarka iyo midnimada Bulshada haday si sax ah ushaqayso.






Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.