Qabanqaabada “shirweynaha beelweynta Hawiye” ayaa ka soconeysa magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.
Musharaxiinta Madaxtinimada Soomaaliya ayaa la filayaa in ay qeyb ka yihiin dhinacyadda ka hadli doona kulankan hal-ku-dhigiisu yahay “maya muddo kororsi”. Kulankan wuxuu kusoo aadayaa xilli waddanka wajahayo kala qeybsanaan siyaasadeed iyo is-mari-waa ka taagan doorashooyinka 2020-21.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.