Shirweynaha Waxbarashada Puntland oo maanta lasoo gaba-gabeeynayo

Waxaa maanta lagu wadaa in lagu soo gaba-gabeeyo magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland Shirweynaha Hormarinta Waxbarashada Puntland, kaas oo muddo saddex maalmood ah ka socday Garoowe.

Shirweynaha oo Talaadadii uu furay Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa diirada lagu saarayay Hormarinta Waxbarashada Puntland iyo caqabadaha jira, waxaana ka qeybgalaya Madaxda Iskuulada, Jaamacadaha, Khuburo dhanka Waxbarashada ah, Hay’adaha Puntland ka taageera Waxbarashada iyo Marti-sharaf kale.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading