Si macno leh,ayuu uhadlay Ra’isalwasaare xigeenka DFS Saalax Jaamac

Waa matalay Golaha fulinta ee DFS iyo Gobolka uu kasoo jeedo ee Somaliland.

Si guud hadalkiisa markii loo qaato,wuxuu muujiyay Midnimo iyo Wadajir Qaran oo Somaliyed wax lagu badalan karo in aysan jirin.

Marka laga soo tago xoogaa caadifad ah oo ka muuqatay hadalkiisa waliba markii uu Afhayeenka Dowlada PL uu khalday Magaciisa.

Wuxuu qalmaa in Laascaanood lagu soo dhaweeyo la tuso ehelkiisa walibana Maxaabiista qaybta Askarta ah lagu wareejiyo si ay umuuqato karaamaynta Dadka Aaminsan Somaliweyn ee kasoo jeeda SL.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading