Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa dhaggax dhigay xaafad cusub oo hab casri ah loo dhisay taasi oo laga hirgelinayo banaanka magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar.
Xaafadan cusub ayaa wejiga koowaad loogu talagalay in loo diyaariyo dad ka badan 5,000 oo qof in ay degaan, waxaana loo sameyn doonaa adeegyada daruuriga ah sida Iskuuladii, Isbtaaladii, Masaajida, Wadooyinkii iyo xarumihii Dowladda.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.