Sidee Garowe loogu diyaar garoobay diiwaangelinta Cod bixiyayaasha?

Shaqaalaha Diiwaangelinta Cod bixiyayaasha ee Gobolka Nugaal,ayaa loo furay tababarkoodii.

Bulshadu waa isu diyaarisay in ay isdiiwaangeliyaan oo Beeluhu waxay ku jiraan tartan dhanka Dad badnida ah.

Aaran-shaydaan goolaaftan iyo hunbaalayn maahee wax kale mahayaan,kumana dhacaan in ay ridaan Xabad kasoo horjeeda Diiwaangelinta.

Halkan ka daawo muuqaalka

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading