Sidee loo qaybsanayaa Lacagta IMF ka timid?

Wasiirada Maaliyada ee Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka iyo Wasiirka Maaliyada Dowlada dhexe,ayaa ku kulmi doona Muqdisho.

Kulanka Wasiirada waxuu ku salaysnaan doonaa qaybsiga dhaqaale IMF ku kabtay Miisaaniyadaha Dalka.

Lacagta ka timid IMF oo hada ku jirta gacanta Dowlada dhexe,ayaa gaaraysa 55-Milyan oo dolarka Maraykanka ah.

Wasiirada Maaliyada intooda badan waxay ku sugan yihiin Muqdisho,marka laga reebo Xasan Abgaal oo beri ku aadan halkaas.

Sida la filayo qaybsiga lacagtan waxaa kaga soo aadi doona Puntland iyo Jubaland kab Miisaaniyadeed lagu quyaasayo 15-milyan oo dolar.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading