Sidee loogu heshiiyay hanaanka lagu soo xulayo Gudoonka Doorashada Labada Aqal Ee Fadaraalka?

Xildhibaanada Golaha Shacabka tiradii ugu badnaa,ayaa diiday soo jeedinta Guddoomiyaha Kmg ah oo aheyd in isagu uu soo magacaabo 10-Xubnood oo ah Guddiga doorashada gudoonka Golaha shacabka .

Dood ka dib wuxuu Gudoomiyuhu soo jeediyey in habka Qabiilka ee 4.5 min 2-Xubnood beeluhu ku soo xushaan xubnaha Gudoonka Doorashada oo dhan 10-xubnood .


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading