Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta dalka dib ugusoo laabtay, ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay magaalada Gaalkacyo.
Soo dhoweynta Madaxweynaha waxaa ka qeybagalay Xubno ka mid ah Goleyaasha Dowladda ee Puntland iyo Galmudug, Masuuliyiinta Gobolka Mudug iyo Degmada Gaalkacyo ee labada dhinac Galmudug iyo Puntland, Saraakiisha laamaha Amniga iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshaweynta magaalada Gaalkacyo.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.