Sidee loogu soo dhaweeyay Muqdisho Boqor Burhaan Boqor Muuse(Daawo)

Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa siwayn loogu soodhoweeyay Caasimada Dalka ee Muqdisho.

Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade waxaa Boqorka ku soo dhoweeyay Isimo, Culimo Awdiin,Siyaasiyiin, Madaxkatirsan Dawladda Federaalka Dalka iyo bulshada rayadka ah qaybaheeda kala duwan.

Boqorku inta uu kusugan yahay muqdisho ayaa lafilayaa in uu la kulmi doono Madaxda dalka, isimada iyo culimo awdiinka,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading