Sidee loogu soo dhaweeyay weftiga Swan Ee QM Qasriga Madaxtooyada PL?

Waa muuqaal muujinaya Dowladnimo iyo maqaam sare.

Waxa uu dhiirigelin uyahay Bulshada Puntland,si gaar ah jiilka soo kacaya oo ku koraya qab iyo nidaam.

Madaxtooyo qurxoon oo Calan ka babanayo laguna qaabilayo Diblomaasiyiin,waxay utahay hiigsi iyo niyad wanaagsan haldoorka hanka leh.

Puntland,waa awood xoog badan dhaqaale ahaan,Dad ahaan iyo Dhul ahaan.

Maqaamkan laguma gaaro Riyo iyo jacayl ee waa awoodo la arki karo oo la isticmaalay.

Dowladnimada Puntland ha xoogaysato.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading