Sidee Madaxweynaha Puntland loogu soo dhaweeyay Kismaayo ? (VIDEO)

Madaxweynaha Puntland H.E Said Abdullahi Deni, iyo Wafti uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Jubbaland. Waxaana si weyn ugu soo dhaweeyeen garoonka diyaaradaha Kismaayo Madaxweynaha Jubbaland H.E Ahmed Mohamed Islaam, Wasiiro, Xildhibaano, Isimo, Waxgarad, Siyaasiyiin iyo qeybta kala duwan ee Bulshada Jubbaland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading