Sidee Madaxweyne Deni loogu soo dhaweeyay Degmada Saaxo ? (VIDEO)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay Degmada Saaxo ee gobolka Mudug.

Waa Madaxweynihii ugu horeeyay Dowladda Puntland ee booqda degmada Saaxo, dadweynaha ayaa siweyn usoo dhoweeyay booqashada Madaxweynaha


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading