Sidee Shacabka Kismaayo u arkaan magacaabista Guddoomiye Cumar Faraweyne ? (VIDEO)

Shacabka kunool magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah ee Jubbaland ayaa soo dhaweeyey Gudoomiyaha cusub ee degmada Kismaayo ahna duqa magaalada Cumar Cabdullaahi Maxamed, oo uu sabtidii magacaabay Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading