Siminaar laga baajiyay Xisbiga Madaxweynihii hore Xasan Shiikh Maxamuud

iidamada Booliska Soomaaliya ee jooga magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa maanta is hortaag ku sameeyay Siminaar uu soo qaban qaabiyay Xisbiga uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Qoraal uu bartiisa Facebook-ga ku soo qoray Senator Xuseen Sheekh oo ka tirsan Xisbigaas islamarkaana haatan jooga Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in laga joojiyay Siminaarka ka dib Amar kasoo baxay maamulka Koonfur Galbeed.

“Dhamaan Bulshada Koonfur Galbeed ee Baydhabo waxaan ka raali gelinaynaa inuu baaqdey Kulankii Aqoon kororsiga ahaa ee galabta ka dhici lahaa Hoteelka Horyaal. Kulanka waxaa sababta baajintiisa lahaa Maamulka Koonfur Galbeed


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading