Sirdoonka Jubaland oo ku guulaystay fashilinta Qaraxyo waa weyn

Ciidanka hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Jubbaland ayaa ku guuleystey soo bixinta iyo kala furista Miino ay argagixisadu ku aaseen goob kamid ah xaafadaha magaalada Kismaayo, taas oo ay ugu talo galeen inay ku dhibaateeyaan bulshada Somaliyed.

“Waxaan u mahadcelineynaa shacabka sida hagar la’aanta ah ula shaqeynaya hay’adaha amniga sida joogtada ahna ula soo wadaagaya waxyaabaha lidiga ku ah amniga si ay uga hortagaan ugana badbaadiyaan dadka iyo dalkaba.” Ayaa lagu yiri war kasoo baxay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Jubbaland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading