Siyaasiyiin iyo waxgarad kasoo jeeda Jubaland oo baaq soo saaray

Waxgarad iyo Siyaasiyiin kasoo jeeda Jubaland oo gaaraya 200 oo Qof,ayaa ku shiray Nayrobi.

Kulankooda waxay ku falanqeeyeen xaalka xiligan ee Jubaland waxayna soo bandhigeen dib udhacyada waa weyn ee jira.

Haldoorka isku yimid,ayaa soo saaray Warmurtiyeed ay kaga hadleen Jubaland iyo guud ahaan Somaliya.

Dareenka taagan waa mudo kororsiga sharcidarada ah ee Axmed Madoobe samaysanayo iyo horumar la’aanta Gobolka haysata.

 

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading