Siyaasiyiinta SL oo xirtay Xaruntii Shirarka Ee Xaafiiska RW

Xaruntii Shirarka ee Xaafiiska RW,waxaa hor taagan in kulankii Golaha Wasiirada ka furmo Siyaasiyiintii Beesha Dirta Waqooyi oo diidan in la magacaabo RW xigeen 2-Aad.

Sida Wararku sheegayaan RW xigeenka 2-Aad,waxaa loo magacaabaya Siyaasi kasoo jeeda Koonfur-Galbeed.

Beesha Dirta Waqooyi,ayaa u aragta in Booskan ku xigeenka RW ay leedahay oo la macno tirayo.

Waxaa hada socota waan waan lagu qancinayo mudaaharaadka Siyaasiyiinta Beesha Direed ee kulanka hor istaagay .

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading