Siyuu Mesfin iyo saraakiil muhiim ah oo la dilay

Wasiirkii Arimaha dibada ee ugu mudada dheeraa Itoobiya Siyuu Mesfin oo lasoo sheegayo in uu ku dhintay dagaalka Tigreega.

Mesfin waxaa kaloo la dhintay Saraakiil waa weyn oo Tigree ah Abo Sahaye iyo
Tsegaye Berhe.

Mesfin waxuu mar ahaa Ninka labaad ee Itoobiya ugu awooda iyo saamaynta badnaa.

Taariikhda Itoobiya waxuu ahaa Raga looga danbeeyay siyaasada Arimaha dibada iyo diblomaasiyada.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading