Socdaalka Madaxweyne Xasan Ee Imaaraadka oo la bogaadiyay

Socdaalkiisii ugu horeeyay ee uu dibada ugu baxo in uu Imaaraadka noqdo,waa loo baahnaa Madaxweyne Xasan.

Dadka aadka ula socda siyaasada arimaha dibada ee Somaliya,ayaa aad ugu amaanay Madaxweyne Xasan fahamkiisa diblomaasiyaduhu sida ay ugu kala muhiimsan yihiin Dalka.

Imaaraadku waa Dalka ugu muhiimsan Somaliya markay timaado xiriirka caalamiga ah iyo danaha Umadeed.

Somaliya waxay soo martay 4-sano oo ay ku jirtay Jeebka Sirdoonka Qatar.

Balse hada,waxaa muuqata in ay bilaabatay dib ugu soo celinta Wadada saxda ah Diblomaasiyada Qaran ee Dalka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading